Faysal Shaik

TubeHealth is an independent service and is not affiliated with or endorsed by YouTube or Google. Data displayed on this page is retrieved via YouTube API Services.
Updated:

Faysal Shaik Channel Description Snapshot

Channel Description

Noofambar 7, 2023, waxaaan bilaabay safarkii u horeeyay ee baaskiilka, oo aan ka bilaabay magaalada Nayroobi ilaa Jabuuti.
5 bilood ayay igu qaadatay inaan dhammaystiro. Waxaan oogu magac daray SEASON 1.

Hadana waxaan bilaabay safar kale qaarada Afrika gudaheeda ah. Waxaan mooto kaga tilaabay magaalada Nairobi ilaa iyo Cape of Agulhas, Koonfur Afrika (South Africa), oo ah cirifka oogu koonfuredsan qaarada Afrika. Waxay igu qaadatay 6 bilood. Waxaan oogu magac daray SEASON 2.

Hada waxaan ku guda jiraa safarkii ugu dheera ee uu sameyo qof kasoo jeeda bariga Afrika; Kenya, Somalia, Ethiopia, Eritrea, Djibouti, Sudan, Tanzania, Uganda, Rwanda, Burundi, Congo iyo Koonfurta Sudan. Waxaan oogu magac daray SEASON 3.


Daawasho Wacan.


Wixii Business iyo Talo ah, igalasoo xiriir email ka;
contactfaysalshaik@gmail.com

Fadlan booqo Channel kayga Englishka ku baxa oo Subscribe Saar.

https://www.youtube.com/@FaysalShaik2

MAHADSANID

About This Page

Methodology: This page displays a snapshot of publicly available creator information retrieved via YouTube API Services.

Snapshot

Snapshot Date:
Data Source: Public data retrieved via YouTube API Services
Data is refreshed at least once every 30 days.