SOMALI ONLINE ACADEMY

TubeHealth is an independent service and is not affiliated with or endorsed by YouTube or Google. Data displayed on this page is retrieved via YouTube API Services.
Updated:

SOMALI ONLINE ACADEMY Channel Description Snapshot

Channel Description

Kusoo dhowaada kuuliyada Somali online academy

Ku baro luuqada Englishka xilowalba iyo meelwalba
Halkan waxaad ka heli kartaa casharo free ah oo aad ku baran karto luuqada Englishka adigoo gurigaaga joooga

" Aqoon la'aan waa iftiin la'aan "

Hadaba haddii aad u baahantahay inaaad ku biirto luuqada ingrriska hab casri ah
Nagala soo xidhiidh WhatsApp/Imo/Viper/Skype/Telegram
+252633065378/+252653065378

Waxbarashada: waa furaha guusha nolasha aduun iyo akhiraba ka faaidayso cimrigaaga waxna baro inta aad firaaqada hayso

About This Page

Methodology: This page displays a snapshot of publicly available creator information retrieved via YouTube API Services.

Snapshot

Snapshot Date:
Data Source: Public data retrieved via YouTube API Services
Data is refreshed at least once every 30 days.